Dagaalyahanada Al Shabaab oo Dhoolo tus ku sameeyay Degmada Jilib (Daawo Sawirada)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa maanta degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigeen dhoolo tusyo kala duwan ay si weyn u daawanayeen bulshada ku dhaqan Degmadaasi. Salaadii ciida kadib ayaa dagaalyahano aad u hubeesan oo wata gaadiidka dagaal iyo hub kala duwan waxa ay socod kusoo mareen wadooyinka Degmada Jilib si ay … Continue reading Dagaalyahanada Al Shabaab oo Dhoolo tus ku sameeyay Degmada Jilib (Daawo Sawirada)